Business

Friday 18 March 2016

Taariikhdii Abwaan Khadar Abdi Kuluc oo loo yaqaano Hada Bukhaari Abdi Kuluc.

Wargayska (caafi news) waxuu sooqaadanayaa taariikh nololeedka abwaan khadar cabdi kuluc oo looyaqaano  Bukhaari Cabdi Kuluc  wuxuu kudhash... thumbnail 1 summary

Wargayska (caafi news) waxuu sooqaadanayaa taariikh nololeedka abwaan khadar cabdi kuluc oo looyaqaano Bukhaari Cabdi Kuluc wuxuu kudhashay baadiyaha magalada bali gubadle horaantii 1988 kii waxuna kusoo barbaaray oo malcaamada iyo dugsaga hose dhaxe kadhigtay magalada bali gubadle waxa uu wax barashadiisa usoo badashay caasimada dalka somaliland ee hargaysa isagoo dugsiga sare kadhigtay hargaysadugsiga caanka ah ee dayib gurey waxaa uu kashaqeeyey shirkada cocacaha ee SBI waxa uu isku sharaxay golaha deegaanka ee bali gubadle isagoo kasharaxnaa xisbiga ucid halkaas oo uu ku guuldareestay inuu sooobaxo waxa uu soogoostay visaha wadada dheer sanadki 2013 horaantiisii isagoo gurguurad badan kuguuleystay inuu soo gaadho qarada Europe waxa uu soomaray wadamo badan oo Europe ah sida itali Isweserland germany oo ila hada kusugan yahay waa abwaan alifa buranburo qurxoon una nugul jacaylka.


No comments

Post a Comment

Sponsor

...