Technology
Sunday, 1 May 2016
Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Swansea City vs Liverpool: Sturridge Oo Kusoo Laabtay Shaxda Jurgen Klopp
Jurgen Klopp ayaa isbadal ku sameeyay shaxda Liverpool, kadib markii uu goolka kusoo bilaabay goolhaye Ward isagoo kursiga galiyay Simon M...
Monday, 28 March 2016
WARBIXIN: Mulkiilaha Kooxda PSG Ee Nasser Al-Khelaifi Oo Ibrahimovic & Edinson Cavani Iska Fasaxaya Isaga Oo Doonaya Inuu Rekoodhka Suuqa Kala Iibsiga Ku Jabiyo Neymar Da Silva Iyo Cristiano Ronaldo.
WARBIXIN: Mulkiilaha Kooxda PSG Ee Nasser Al-Khelaifi Oo Ibrahimovic & Edinson Cavani Iska Fasaxaya Isaga Oo Doonaya Inuu Rekoodhka Suuqa Kala Iibsiga Ku Jabiyo Neymar Da Silva Iyo Cristiano Ronaldo.
Waxaa Qoray: Mohamoud Batalaale Taariikh: 27-Mar-16 Mulkiilaha kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa doonaya in uu ...Tuesday, 22 March 2016
Tartan cusub oo loogu magac daray international champion cup oo loo qaban doono muruqyo wayta kubada cagta iyada oo abaabulkaasi hada soo qabsoomay.
Tartan cusub oo loogu magac daray international champion cup oo loo qaban doono muruqyo wayta kubada cagta iyada oo abaabulkaasi hada soo qabsoomay.
Marka uu xili ciyaareedkani dhamaado isla markaana aanu bilaamin xili ciyaareedka cusub,waxaan heli doonaa kulamo xiiso badan oo aan ku s...Monday, 21 March 2016
Warbixin: City Ma Dhaqaaqi Karto Kompany La’aantiis Halka Martial Uu Qaan Gaar Degdeg Ah Sameynayo Iyo Lix Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Xalay Ee Manchester Derby
Warbixin: City Ma Dhaqaaqi Karto Kompany La’aantiis Halka Martial Uu Qaan Gaar Degdeg Ah Sameynayo Iyo Lix Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Xalay Ee Manchester Derby
Marcus Rashford ayaa ahaa geesigii Manchester Derby ee xalay markii uu kala saaray labada koox inkastoo ay garoonka ku jireen wiilal ku fadh...Sunday, 20 March 2016
Hordhac: Southampton Vs Liverpool- Kadib U Soo Bixitaankii Sideed Dhamaadka Europa Leaque ee Reds, Klopp Iyo Kooxdiisa Oo Dareenkooda Ku Soo Jeedinaya Kulanka Muhiimka Ah Ee Southampton
Hordhac: Southampton Vs Liverpool- Kadib U Soo Bixitaankii Sideed Dhamaadka Europa Leaque ee Reds, Klopp Iyo Kooxdiisa Oo Dareenkooda Ku Soo Jeedinaya Kulanka Muhiimka Ah Ee Southampton
Waxaa Qoray: Mohamoud Batalaale Taariikh: 20-Mar-16. XOGTA KULANKAN Kulankan: Southampton Vs Liverpool Tartanka: Premier Leaque ...Hordhac: Real Madrid Vs Sevilla-Zinedine Zidane Iyo Kooxdiisa Los Blancos Oo Bernabeu Kulan Muhiim Ah Ku Wajahaya Kooxda Sevilla Oo Kaalinta Afraad Ee La Ligaha U Tartamaysa.
Hordhac: Real Madrid Vs Sevilla-Zinedine Zidane Iyo Kooxdiisa Los Blancos Oo Bernabeu Kulan Muhiim Ah Ku Wajahaya Kooxda Sevilla Oo Kaalinta Afraad Ee La Ligaha U Tartamaysa.
Waxaa Qoray: Mohamoud Batalaale Taariikh: 20-Mar-16 XOGTA KULANKAN Kulankan: Real Madrid Vs Sevilla Tartanka: La Liga Garoonka: ...Saturday, 19 March 2016
Arsenal Oo Wadada Guusha Ku Soo Laabatay Ka Dib Markii Ay Kala Dhantaaleen Everton Xilli Alex Iwobi Uu Furtay Akoonkiisa Goolasha Premier League.
Arsenal Oo Wadada Guusha Ku Soo Laabatay Ka Dib Markii Ay Kala Dhantaaleen Everton Xilli Alex Iwobi Uu Furtay Akoonkiisa Goolasha Premier League.
Arsenal ayaa wadada guusha ku soo laabatay ka dib markii ay labo gool iyo waxba ku suul daareen kooxda Everton oo marti loogu ahaa garoonka...Lionel Messi Oo Markii Uu Ugu Horeysay Ka Hadlay Qaladkii Waalida Ahaa Ee Uu Ku Galay Flipe Luis Iyo Xidiga Oo Ku Weeraray Saxaafada Dalkiisa Iyo Tan Barcelona Iney Buun-Buuniyeen Arinta.
Lionel Messi Oo Markii Uu Ugu Horeysay Ka Hadlay Qaladkii Waalida Ahaa Ee Uu Ku Galay Flipe Luis Iyo Xidiga Oo Ku Weeraray Saxaafada Dalkiisa Iyo Tan Barcelona Iney Buun-Buuniyeen Arinta.
Intii uu ku guda jiray wareysi uu siinayay majalada kasoo baxda dalkiisa hooyo ee Argentina ee El Gráfico, Leo Messi ayaa markii ugu hore...Friday, 18 March 2016
Meel Ku Sii Qoro – Taariikhda Ay Kooxdaada Ciyaari Doonto Wareega 8da Champions League Oo UEFA Ay Xaqiijisay.
Meel Ku Sii Qoro – Taariikhda Ay Kooxdaada Ciyaari Doonto Wareega 8da Champions League Oo UEFA Ay Xaqiijisay.
Waxaa Qoray: Saed Balaleti Taariikh: 18-Mar-16 Uefa ayaa goordhow xaqiijisay taariikhaha ay koox walba ciyaari doono wareega 8da ee Cha...Borussia Dortmund v Liverpool – Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Europa League Oo La Soo Saaray.
Borussia Dortmund v Liverpool – Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Europa League Oo La Soo Saaray.
Isku aadka wareega sideed dhamaadka koobka Europa League ayaa goor dhow lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaana ka soo baxa...
Subscribe to:
Posts (Atom)
Sponsor
...