Business

Saturday 19 March 2016

sheekadan oo kala dhax martay laba nin oo baadiye ah, mayaase kala qabsaday qosol.com

Hada kahor aya meel miyi ah waxa kunola nin marka ninkas wu xanunsanayey oo lugaha iyo gacmahaba wuu ka jabjabnaa waxa go,an lagu gadhay i... thumbnail 1 summary
Hada kahor aya meel miyi ah waxa kunola nin marka ninkas wu xanunsanayey oo lugaha iyo gacmahaba wuu ka jabjabnaa waxa go,an lagu gadhay in magalada Hospital ku yala lageyo Hospitalkii baa la kenay kadibna Sariir ayaa loo qabtay kadib lugihi iyo gacmihi jabna waxa loogu xidhay qalab u eeg sida lugihisa iyo gacmihisa.
habenki marka uu sexanayo wa uu iska fura subixina wa uu xidhaa.
kadib sarirti uu jifay aya agteeda waxa isna sariir kale la keenay nin xanunsan oo isna ka yimid meel badiya ah oo hada ay magaalo ugu Hireyso marki habeenkii la gadhay sidii cadada ahayd ninki wuxu bilaabay in qalabkisi uu iska furo si uu u sexdo ugu horeyn lugtii ayuu furay saxibka kii ag fadhiyay yaab ayaa kaso hadhay wuxu ku xejiyay lugtii kale kii kale xogaa wuu jiifay markasu sofadhiistay hadana wuxu ku xejiyay gacantii Ninkii kale ayaa intu gadal usii kacay oo bir weyn hoostisa kujirtay laso baxay buu wuxu ku yidhi kii jajabna car hadad nin tahay madaxa fur hadadan dhiman anagad rabta inad na cunto juuudan yahow.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂

No comments

Post a Comment

Sponsor

...